Madaxweynaha DDSI iyo Golaha Capinetka oo Si Diiran ugu Soo Dhaweeyay Gagida Diyaaradaha Graad Wiil-Waal Airport Madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ,Golaha Capinetka iyoGuurtida Odoyaasha ayaa Si Diiran ugu Soo Dhaweeyay Galabta Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamed)Faroole) iyo Xubno Wehelinayay.

Mudane faroole ayaa Casuumaad ka Helay DDSI si uu uga Qaybgalo Xuska Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta Dalka Itoobiya Hidar 29 oo maalinta Axada ah ka Dhici Doonta Caasimada dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Magaalada Jigjiga.

sawiradii iyo Sida Diiran ee loo qabilay Mudane faroole Goordhaw Fisha.