Ramadan Kariim 



 

      

Safiirka Somalia u fadhiya Addis-ababa oo Si Diiran Loo Soo Dhaweeyay.

Waxaa Si diiran Masaafo Dhan 30km loogu soo Dhaweeyay Safiirka u fadhiya dawlada Federalka Somalia Itoobiya ee Fadhigiisu yahay agaalada Addis-ababa Mudane C/salaan oo soo maray Dhulka.

safiirka ayaa ay masaafo Dhan 30km kaga Hortageen Gudiga Wasiirada ah ee loo xilsaaray Soo Dhawaynta Diplomaka iyo Safaaradaha iyadoona la dejiyay Hotel Nogob Garden oo Loo Sii Diyaariyay Safiirada,Qunsuliyada iyo Diplomaasiyiinta ka soo Qaybgalaysa Hidar 29.