Ramadan Kariim 



 

      

Wafti Heer-Baarlamaan u Badan oo uu Hogaaminayay Afhayeenka Baarlamaanka Dalka Kenya oo Si Weyn loo Soo Dhaweeyay.

Waxaa maanta ay garoonka Diyaaradaha Wiil Waal Airport ay Si Heer sare ah ugu Soo Dhaweeyeen Madaxda loo Xilsaaray Soo Dhawaynta Wufuuda Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayay Afhayeenka Baarlamaanka Dalka Kenya Mudane Jus oo ay Wehelinayeen Xubno Baarlamaan iyo Senatorka mandera.

Waftigan ayaa uu ka Mid ahaa Xildhibaan Ilyaas Bare Shiil oo Hada ka horna Deegaanka soo Booqday iyo Senatorka Somalida Kenya ugaga soo baxay Mandheera iyadoona la Dejiyay Nogob Hotel.