Wasiirka,Ugaaska iyo safiirka Jabuuti u Fadhiya Itoobiya oo Si Fiican Loogu Soo Dhaweeyay Jigjiga.

Wasiirka Xidhiidhka Arimaha Dawlada iyo dalxiiska Mudane Maxamed Guure Bisle,wasiirka waxbarashada DDSI Mudane Xasan rayaale iyo masuuliyiin Kale ayaa maanta kaga Hortagay Xaadow wafti ka socdy Dawlada jabuuti kana Mid ahaayeen wasiirka Ganacsiga Mdane,Ugaaska iyo safiirka Jabuuti u fadhiya Itoobiya.

Waftigan ayaa u Yimid in ay dawlada jabuuti iyagoo matalaya ay ka Qaybgalaan Xuska Maalnta Qowmiyadaha iyo Shucuubta Reer Itoobiya Hidar 29 ee Maalinta Berito ah ka dhacaya Jigjiga