Ramadan Kariim 



 

      

Ogaysiis:- Dhamaan Qurbajoogta Germany ka soo qaybgalka Munaasabada Hidar 29.

GERMANY(CakaaraNews))Waxaa Dhammaan la ogaysiinayaa Jaaliyadda somalida Ethiopia ee Germany in ay ka soo qayb galaan Munaasabada Xuska Qawmiyadaha iyo shacuubta Jamhuuridadda federalka Ethiopia,xuskaasi waxuu ka dhici doonaa Magaalada Franfurt Safaaradda Ethiopia ee Germany haddaba waxaa jaaliyadda sharaft leh laga codsanayaa in ay ka soo qayb galaan sidii horeba looga bartay.

Waxaad ogtihiin sannadkan in uu martigaliyay dawlad deegaankeenna waaadna wada arkayseen barnaamijkii quruxda badnaa ee aan horay uga dhicin deegamadii horae u soo qabtay hadab waxaa loo baahan yahay inaan si wanaagsan uga soo qayb galno xuska qawmiyadaha iyo shucuubka dalkeenna Ethiopia maalinta uu dhacayo iyo saacadda iyo goobta uu ka dhacayo waa sidan.

Genaral counsul Eichenheimerland Str 105-107 -60325 Frankfurt Germany Maalinta 14-12-2013 waa sabtida (Samstag) saacaddu waa 13.30 duhurnimo.

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriira Telefoonada hoos ku qoran Abdirashiid Shariif +49-1521-6383971 Ugaas Ahmed Xassan Xaaali +49-1521-2156549 Xueen Jiimi +49-1521-1639988