Ramadan Kariim 



 

      

Muxuu Farta dhexe u taagay?Jack-Wilshire

Ciyaaryahanka Kooxda Manchester-City Jack-Wilshere ayaa la ganaaxay 2-kulan-ciyaareed,kadib markii uu farta-dhexe u taagayay taageerayasha kooxdiisa Man-city ayaa ka hadlay sababta ku keliftay inuu caytamo oo far-dhexada uu si ula kac ah u Taaago.

Wilshere ayaa sheegay in taagerayaasha Man-City ay aflagaadeeyeen caruurtiisa,taasina ay ku keliftay inuu farta dhexe u taago,oo marla la fasiro noqoneysa (Fuck-You)wuxuuna arintan ku muteystay 2-kulan-ciyaareed in la ganaaxo,Balse Taageerayaasha Caayay Caruurtiisa ee ku kalifay Tolow Talaabo Noocee ah ayaa laga Qaaday?

Jack-Wilshere aya bogga uu Facebook ku leeyahay ku soo qoray,inuu hadda kadib iska dul-qaadan-doono una adkeysan-doono in caruurtiisa iyo isagaba la caayo si aan mar-dambe loo ganaaxin Maxaa loo fasiran karaa? Ma Sharciguu u Hogaansamay?Mise Canjeeraduu aaminay?.