Ramadan Kariim 



 

      

Wali Shirarkii Wadatashiga Madxwaynaha DDSI Waxgaradka iyo Aqoonyahanka 9ka-Gobol ee Deegaanku ka Kooban Yahay Sida Jadwalka Ku Xusan oo Weli halkoodii Ka Sii Socda.

London(CN) Arbaco jan15,2014.Sida aynu la wada soconayba Waxaa si rasmi ah maanta bilaabmay ku shaqaynta Jadwalka Shirarka Goos-Gooska iyo Wadatashiga ahaa ee uu Madaxwaynaha DDSI kula yeelanayo Safaarada Itoobiya ay Ku leedahay London Waxgaradka,Aqoonyahanka,Jaaliyada iyo Maalqabeenada ka soo jeeda 9ka-Gobolka iyo hantiilayaasha Danaynaya inay Maalgashadaan Deegaanka soomaalida Itoobiya.

jadwalka maanta 9ka-Gobol waxgaradkooda uu Gobol Gobol ugu qaabilayay Madaxwaynaha ddsi mudane Cabdi Maxamuud Cumar Gudaha Safaarada Itoobiya ku leedahay ayaa ahaa sidan hoos ku qoran.

(1) Faafan 12:00pm

(2) Afdheer 12:15pm

(3) Doolo. 12:30pm

(4) Jarar. 1245pm

(5) Liibaan. 13;00pm

(6) Nogob. 13:15

(7) Qoraxey.13:30pm

(8) Shabeelle 13:45pm

(9) Siti. 14:00pm