CIID MUBAARAK



 

      

Wasiirka Beeraha DDSI oo Ku Biiray Waftiga Madaxwaynaha ee Ku Sugan London.

London(CN) Arbaco Jan-15,2014.Sida uu wariyaha noo jooga london noo sheegay waxaa maanta ku biiray waftiga madaxwaynaha DDSI ee ku sugan Magaalada London ee Boqortooyada Ingiriiska madaxa xafiiska Beeraha deegaanka oo Waftiga ka lug danbeeyay iyadoona uu maantaba kala qayngalay madaxwaynaha shirarka 9ka Gobol sida ku xusan jadwalka Qaabilaada Madaxwaynaha.

Dhanka kale Madaxwaynaha iyo wasiirka Beeraha ayaa la filayaa sida xogtu nagu soo gaadhay in isula sii jaanqaadi doonaan markay dhamaystaan socdaalka hawleed ee ay UK ku joogaan Dhanka Qaarada Asia siiba Dalalka Shiinaha iyo Maleeshiya oo ay kala soo xaajoon doonaan habka Beerista Bariiska iyo warshada Sonkorta ee dhawaan laga Dhisi doono DDSI.