Ramadan Kariim 



 

      

Ogaysiis Madaxwaynaha DDSI oo Waraysi Siin Doona TV-ga Somali-Channel.

London(CN) Talaado Jan-21,2014. Waxaa taariikhdu markay Tahay 23ka Bishan Waraysi siin Doona Tv-ga Somali-Chanel Madaxwaynaha DSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo Qaadaa Dhigi Doona Sooyaalkii taariikheed ee Deegaanku soo maray iyo Heerka maanta uu Taagan yahay Halkaana Ku axmi Doona Gunaanadkii UBBO si loogu Gudbo ku-oogista Dacwad Heer Caalami ah Xasuuqii,Kufsigii iyo Boobkii ay Shacabweynaha DDSI u gaysteen.

Madaxwaynaha ayaa Dhanka kalana waaysi Hordhac u ah kan soo socda sii bixiyay Isagoona Si qotodheer uga Faalooday Isbedelada Dalka iyo Dibadahaba laga Gaadha