CIID MUBAARAK



 

      

Gudiga jaaliyada ddsi ee uk oo caaawa munaasabad casho sharaf Sagootin ah ugu Samaysay London Madaxwaynaha iyo waftigiisii.

London(CN)/ Gudiga Jaaliyada DDSI ee Uk ayaa Waxaa Caawa ay Munaasabad Casho Sharaf ah ay ugu sameeyeen Magaalada London Madaxwaynha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Waftigiisii ka Dib markii ay Soo gabagabowday Hawlihii ay u Tageen Cariga Ingiriiska.

Casho-sharaftan ayaa Ay Jaaliyadu uga Gol lahayd Mid ay ku sii sagootinaysay Waftiga Madxwaynaha oo ay soo gabagabawday Hawlihii iyo Booqashadii ay UK ku Joogeen iyadoona Madaxwaynaha iyo waftigiisu ay u Gudbi doonaan Wajigii 2aad ee Socdaalkooda.