CIID MUBAARAK



 

      

Inaalilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi oo Diredawa Ku Geeriyooday.

Thai(CN) Axad Jan26,2014.Madaxwaynaha DDSI oo Dalka Dibadiisa ku Maqan iyo Waftigiisa oo uu Ka Mid yahay Wasiirka Beeraha Mudane C/risaaq Cali Baashe ayaa Tacsi tiiraanyo leh u Diraya Dhamaan Shacabka,Qoyskii,Caruurtii niyo Ehelkii uu Ka Bxay Lehna,Waxaan eebe ka baryayaa in uu Marxuumka Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Wadar ahaanteena Samir iyo Iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.