Seydou-Kaita oo ay Kooxda Valencia la wareegtay

Kooxda Valencia ayaa xaqiijisay inay la soo wareegeen Laacibkii-hore ee kooxda Barcelona Seydou-Keita oo sanadkii hore ay ka iibsatay Kooxda Dalian ee ka Horyaalka Shiinaha.

Xidigan Dalka Maali u dhashay ayaa maalmahan la marsiinayaa baaritaan-caafimaad,isagoo kolka uu possative noqdo Caafimaadkiisa bisha March u soo safan doona kuamada Kooxda Valencia.