CIID MUBAARAK



 

      

Deg-deg Madaxwaynaha DDSI oo Maanta Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha Wiilwaal.

Jigjiga(CN) Waxaa maanta Dib ugu soo laabtay socdaal Dheer ka dib Magaalada Jigjiga Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo Socdaal Dheer ku soo Maray Yurub iyo eeshiya.

Madaxwaynaha ayaa Dhawr maalmood ku sugnaa Magaalada Addis-ababa kagana qaybgalay Shirar aad muhiim u ahaa.