Ramadan Kariim 



 

      

WAR DAG DAG AH MUXUMAD ANI OO ISA SOO DHIIBEY iyo UBBO OO NOQOTEY TUSBAX DABADA KA FURMEY

Dh/buur(cakaaranews) Sabti Feb08,2014. sida uu sheegey sargal ka tirsan ciidanka  LIYUU booliska  waxaa manta isa soo dhiibey ninka lagu magacabo MUXUMAD ANI OO ahaa masuul isku sheegta ubbo oo sida uu sheeganayo ka soo jeeda gobalka jarar gaar ahaan magaalada dha/bur oo uu hada aka hor uu ka geystey xasuuq aad u badan  MUXUMADA ANI AYAA wuxuu ahaa ubbada dalka keniya aad looga yaqaaney gaar ahaan xeryah qoxootiga ee XAGAR DHEER IYO IFO

hadaba mar aanu wax kaweydiiney sababta uu isku soo dhiibey iyo xaaladiisa ayaa wuxuu nooshegey sargaalku in  uu ninka lagu magacaabo SULUB CABDI AXMAD ay taleefan ku wada hadleen tan iyo intii uu SULUB dalka ku sugnaa islamarkan ay shaley si dhab ah isku fahmeen oo ay islaqaateen in uu isa soo dhiibo sidaas awgeed ayaa waxaa lagu balamey in uu MUXUMAD YIMAADO dhulka lagu magacabo LABA-BAARoo 70km u jirta Shilaabo.

Sida uu sargaalku noo xaqiijiyey mar aanu xeelada lagu soo xereyey ay aheyd mid uu sulub keeney taas oo ahed in uu soo ka xaysto dhamaan 8 ubbo ah oo MUXUMADA ANI  si dhuumaal ah kula hawlgali jirey kuwaas oo ay ku jiraan masuuliyiintii ubbo ee muxumada ani la socon jirey

Muxumad ani ayaa waxa uu go-anka gaadhey marka ay sulub wada hadleen kadibna waxa uu muxumad goostey ama uu go-aan ku gaadhey in uu si dhab ah uu u xaroodo isaga iyo ciidanka uu watey oo gaadhaya 8 xubnood oo ay kamid ahayeen

1.  Adan

2.  Carab Xawawar

3.  Mukhtar Casood iyo shan kale

Arinta ayaa waxa ay tahay xaalada dhabta ah ee ay ubbo ku sugan tahay waxan ubbad qurbajoogta ah looga baahan-yahay in ay sidaas ula socdaan oo ay xaalda sidaas ula socdaan islamarkaan ay xaqqiqada ku soo dhawaadan manta kadibna ay ka xishoodaan dhaqanka xun ee ah in marta iyo dhirka haweenka ay qaadhanka iyo Dahab ka ay ka furanayaan ay joojiyaan sidoo kale waxaa dhaman qurbajoogta ubbo lala socodsiinayaa in ay xaalada sidaal ula socdaan oo ay isku dhiiban masuuliyiinta Jaaliyadaha DDSI maadama oo ay dawladu tahay dawlad can ku ah cafiska iyo naxariista iyo wax qabadka horumarka dadkooda dal iyo dibadba

 

Ugu danbeyn waxaan dhanbaal fariin ah oo aad qaali u ah aanu u direynaa nimanka ubbo ee dibada ku raaxaysanaya ee sheegta in ay qurbaha halgamaa ku yihiin oo uu ugu horeeyo maxamad cumar dacay, maxamad ismaciil, diirane in ay xaalada ubbo ay sidaas kor ku xusan ay tahay ee hadii waxa aad sheegeysaan uu in uun dhab idinka yahay--   daacad ka noqda oo imaada inta aad caruurihiina iyo idinkuba aad  isa soo raacadan naftiina u hura  halganka aad sheegeyssan  intaa kadib waxaanu la hadleynaa dadka in uun u haystey nimankani wax ay sheegayan in uu wax ka jirow wax aanu xaq idiinku leenahay in aad noo garowdaan inleen horey ayey soomali ugu maahmaahdey gaalka dil gartiisan sii hadii ay nimankas aanu cariney iyo caruurtoodu imaan weydey ogolaada in ay been sheega-yaan oo ku soo biira wax qabadka dhabta ah ee ddsi ka socda iyo maamuka suuban.

 

Wixii ka soo kordha iyo nimanka oo dhan waxan idinn balan-qaadeyna in  aanu si live ah idiin hor-keenidono .