CIID MUBAARAK



 

      

Ogaysiis: Dhamaan Qurbajoogta Ku sugan Jigjiga.

Waxaa Dhamaan Qurbajoogta ka kala timid daafaha Dunida ee ku sugan Jigjiga la ogaysiinayaa in Caawa Guriga Martida ee Qaryaan Dhoodaan lagu Qaban Doono Munaasabad Casho-sharaf ah.

xafladan oo ay soo Diyaariyeen Wakaalada Qurbajoogta DDSI ayaa sida uu noo sheegay Ku-xigeenka Mudane Cabdi Khaliif Dhoombe lagu wargalinayaa in ay Qurbajoogtu ka Qaataan Kaadhadhka Xaflada Caawa Xafiiska Qurbajoogta.

F;G: waxaa la idinka Codsanayaa in aad wakhtiga ilaalisaan oo ah 12:30 Makhribnimo.