Ramadan Kariim 



 

      

ILA QOSOL:- Waad Na Arkaysaye Ma Waxbaan Iska Hagraday?

Maalin maalmaha ka mida ayaa ay Shafka isgaliyeen 2bo nin oo isku da'' ahaa balse kala tab iyo Xeelado badan markaasaa Mid feedh iyo Sabaaxad lagu daandaamiyay Oday ka mid ahaa Dadkii ku soo Xoomay ama u Goleeyay labadan nin oo ka la dilayay u arkayay maadaama marka korka laga eego uu ka xoog waynaa ninka Rafaadiyay ayaa ku yidhi War Wadnaha lagaa Qaadye Ninka iska Celi adaaba ka feedho wayne".

Ninkii uu Odaygu Tirtirsisayay ayaa Intuu aayar soo dhaqaaqay Odoygii u Yimid Markaasuu ku Yidhi ilaah baan kugu Dhaarshaye Waad na arkaysay intiiaanu Ninkan Ishaynaye Ma Waxbaan Iska Hagraday kkkkkkkkkkk.