CIID MUBAARAK



 

      

Deg Deg: Wariyaha Ilqoodhka iyo Shir Golaha Capinetka DDSI oo Eega Bilaabmay.

wariyaha Ilqoodhka Shabakada Cakaaranews ayaa soo wariyay in Qolka Shirarka Madaxtooyada DDSI uu eega ka furmay shir loogu wada yeedhay Golaha Capinetka Xukuumada iyadoona weli noo suroobin in aanu helno Qodobada lagu eegi doono Shirkan fiidnimo.

Shirkan ayaa ku soo beegmay Xili maalmo ka hor uun la soo gabagabeeyay Qiimayntii ugu danbaysay oo lagu qiimeeyay Qaabdhismeedyada Heer Gobol,Degmo iyo 4ta Ismaamul Magaalo iyadoona uu ka horeeyay Qiimayntii Heer Deegaan. "Inkastoo loo Baaqo oo Loo Sheego Barwaaqo Dad Bay Meeli Buktaa Buktaa"

Aynu Wada Naawilo wixii ka soo baxa fagaarahan caawa