Ramadan Kariim 



 

      

Geeri Naxdin Leh: Deeq Daahir oo Ku Geeriyooday Jigjiga.

Jigjiga(CT) Arbaco August 20-2014. Waxaa maanta la gu aasay magaalada jigjiga marxuum Deeq Daahir Iimaan oo xiliyo kala duduwan xilal ka soo qabtay Maamulka Magaalada Jigjiga horena u ahaa Gudoomiyaha xaafada 3aad iyo hogaanka nabadgalyada maamulka magaalada ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo Qoyskii iyo ehelkii uu ka tegayna samir iyo iimaan ha ka siiyee Aamiin Aamiin Aamiin. Dadka Tacsida Diraya.

1-Garaadka Guud ee Beesha Kuumade Garaad Kulmiye Garaad Maxamed garaad Dool

2- Ku-xigeenka xafiiska Horumarinta Magalooyinka Axmed Shukri

3- Gadhwadeenka waaxda can Dakhliga Ismail

4-Gudomiyaha xaafada 3aad

5-Baashe Cabdi iyo

6-Sulub iyo dad kale oo leh ilaahay marxuumka naxariistii jano ha ka waraabiyo qoyskii iyo ehelkiina samir iyo iimaan ha ka siiyo Aamiin aamiin Aamiin.

Marxuumka ayaa ifka kaga tegay 28 Caruur ah