CIID MUBAARAK



 

      

Weriye Maraykan ah oo lagu dilay Syria

Suriya(CN) Arbaco 20-august-2014. Maleeshiyada Dowladda Islaamiga ah ayaa soo dhigay internet-ka muuqaal ay ku soo bandhigeen wariye Ameerikaan ah oo madaxa laga jarayo.

Kooxda ayaa wariyahaasi ku sheegtay James Foley, kaasi oo ay rag hubeysani ka afduubteen gudaha waddanka Suuriya bishii November ee 2012-kii.

Sida la sheegay Muuqaalka ayaa muujinaya wariyahaasi oo akhrinaya bayaan lagu sababaeeyay in ay tahay waxyaabaha sababta looga dhigay dilkiisa. dhanka maraykanka ayaan ilaa iyo hada wr rasmi ah ka soo saarin arintan.