Wax Ka Baro Murtida Maahmaahyada Soomaalida

 Nin maalin kuma gaadhid Nina sanad kuma gaadhid Nina waligaaba ma gaadhid.

1.Nin kaa faras wanaagsan maalin kuma gaadhid

2.Nin xoolihiisa Seeradaada mid ka doog badan daaqsadayna sanad kuma gaadhid

3. Nin kaa naag wanaagsana waligaaba ma gaadhid

SADDEX ALEE WAA AWOODA MASE YEELO

1. Camal falan maaye ha i cadaabin

2.Xoogsan maaye xoolo isii

3.Guursan maaye ha i gablamin

SADDEX ALLE AYAA KUGU NACA

1.Salaad la'aan 2.Soon la'aan

3. Seko ama Bixin sadaqo la'aan