Shirweynaha 8aad ee Caadiga ah oo XDSHSI uu ku Ansixiyay Doorashada Gudiga Baadhista Xisbiga oo Ka kooban 13 Xubnood.

Fiiq(CN) Isniin Oct,8,2014.Malintii shalay ahayd galinkii hore ayaa waxay ergooyinka Codka leh ee ka soo qaybgalay shirwaynaha 8aad ee XDSHSI oo labadii sanoba mar la qabto ay hab dimoqraadiyadeed oo fartaag ah ugu codeeyeen doorashada 13ka xubnood ee xisbiga u qaabilsan Baadhista iyo Dabagalka oo isugu jira Wajiyo cusub iyo qaar hore uga sii mid ahaa Gudiga.

Magacyada Gudiga Baadhista iyo Dabagalka XDSHSI ee la Doortay.

1-Mudane Aadan Faarax Gudoomiyaha Gudiga

2-Mudane Saki Maxamed

3-Mudane Baashe Cabdi

4-Mudane Suldaan Khayre

5-Mudane C/laahi Maxamed Cabdi(Garbo)

6-Marwo Samsam Naasir

7-Mudane Ilyaas Abiib Cumar

8-Mudane Cumar Shariif

9-Mudane shakuur cismaan(Dhegowayne

10-Mudane Sheekh Axmed maxamuud

11-Mudane Ibrahin C/laahi

12-Mudane Maxamed Yarow

13-Mudane Maxamed Cabdi