Shirwaynaha 8aad ee XDSHSI oo Lagu Doortay 51 Xubood oo Ka Kooban Golaha Dhexe

Fiiq(CN) Isniin 6.10. 2014 Waxaa shalay lagu doortay shirwayhinihii 8aad ee XDSHSI golihii dhexe ee XDSHSI oo 2-dii sanaba halmar lagu soo doorto shegwaynaha xisbiga.

Hadaba ka hor intii aan la dooran golaha dhexe ayaa waxa uu shirwaynuhu ka dhigay tirada xubnaha golaha dhexe oo hore u ahaan jiray 47 xubnood in hada laga dhigo tirada Golaha Dhexe ee Cusub 51 xubnooda.

Liiska Xubnaha Golaha Dhexe oo Ka Kooban 51-Xubnood.

1-Mudane Maxamed rashiid isaaq,

2-Mudane Cabdi Maxamuud cumar,

3-Mudane Mawliid haayir,

4- Mudane Cabdixakiin cigaal cumar,

5-Mudane Ahmed maxamed shugri,

6-mudane Cabdicasiis maxamed cabdi,

7-mudane Khadar cabdi ismaaciil.

8-marwo Sucaad ahmed faarax ,

9-marwo Raxma Suldaan maxamuud haybe,

10-mudane maxamed ahmed ( badhcun)

11- Mudane Jamaal Cismaan(dheer).

12- Mudane Maxamed daahir

13- Mudane Cumar maxamed cabdi (rooti )

14-Mudane Cabdiganay

15-Mudane yuusuf aadan yuusuf

16-Mudane Xaaji Madoobe Macalin

17-Mudane Ahmed Shide wasiir ku-xigeenka maaliyada JDFI,

18-Mudane Maxamed Cumar

19-Mudane Maxamed Ahmed hogaanka nabadgalyada ismaamulka magaalada diridhaba,

20-Dr cumar maxamed faarax

21- Mudane Maxamuud cabdiqaadir

22-Mudane Ibraahin maxamed

23-Mudane Axmed xabiib

24-Mudane Nasir ahmed

25-Mudane Suubane cabdi ahmed

26-eng subeer cabdi

27-Mudane Ahmed cabdi muxumed (ilka case)

28-Mudane Ahmed maxamed koreye

29-Mudane Cabdi wali

30-Marwo Maajida Maxamed Maxamuud. ,

31-Mudane Farxaan cabdi

32-Mudan Yuusuf

33-eng idiris shaale.

34-Marwo Fartuun cabdi Mahdi.

35-Xaashi cabdilaahi shide

36-Mudane cabdijamaal Axmed Qaloombi

37-mudane sheekh xasan

38-mudane aadan kuulow cali

39-farxaan maxamed ,

40-deeq cabdilaahi buraale

41-eng asad cumar.

42-cabdiwali xaaji dalmar.

43- nicmaan cabdi obolo.

44 faaduma cabdilaahi takhal

45- mudane salaad cusmaan, 46- jamaal faarax warmoge,

47- dr cabdu qaadir iimaan, 48- cabdinuur colow ,

49- mudane maxamuud cali. 50 ahmed xaajid.

51 mudane cabdicasiis muumin.