CIID MUBAARAK



 

      

Ogaysiis:- Ka Soo Qaybgalka Shirwaynaha lagu Taageerayo Go'aanadii Xisbiga oo Ka Dhici Doona Swden.

Sweden(CN) talaado Nov-04-2014.Hogaaminta ururka dhalinyarada Sedyo-Sweden ayaa waxay ogaysiinaysaa dhamaan qurbajoogta ka soo jeeda DDSI ee ku dhaqan Dalka Sweden iyo nawaaxigiisa in la qaban doono shir lagu taageerayo go'aanadii ka soo baxay shirwaynihii 8aad ee XDSHSI ee ka dhacay Xarunta gobolka Nogob ee Fiiq.

Sidoo kale shirkan ayaa lagu soo bandhigi doonaa waxqabadka Xukuumada maanta iyo isbedelada Xisbiga talada deegaanka hayaa uu ka hirgaliyay Deegaanka sanadihii ugu danbeeyay dhinacyada Horumarka,N/galyada,Maamulka Suuban,Maalgashiga iyo Xidhiidhka Xukuumada iyo Qurbajoogta. Goobta:- Angered Centrum Spadegata 8.

Wakhtiga"- Sabti

Taariikhada"- Nov-08-2014.

Saacada"- 16:00 Ilaa 22:00

Wixii faahfaahin dheeriya kala xidhiidh

1-Maxamed Tel; 0707265499

2-Shaxda Tell: 073781126

3-Jamal Tell:- 0735704428

4-C/casiis Tell:- 0700980603