CIID MUBAARAK



 

      

Ogaysiis: Ka Soo Qaybgalka Shir Ka Dhici Doona Holand Laguna Taageerayo Guulaha XDSHSI.

Hol(CN) Khamiis Nov-27-2014.Jaaliyada DDSI ee wadanka Holand ayaa waxa ay ohaysiinaysaa dhamaanba jaaliyada DDSI ee ku dhaqan Netherland iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qaybgalaan Shir balaadhan oo loogu talogalay taageerada jaaliyada ee ku aadan waxqabadka xukuumada iyo Guulaha waawayn ee XDSHSI uu ka gaadhay dhinacyada horumarka,n/galyada iyo maamulka suuban.

Xafladan ayaa ay ka soo qaybgali doonaan marti sharaf iyo Qaybaha qurbajoogta iyadoona dhanka fanka ay kaalin xoogan ka qaadan doonto fanaanada Faadumo Haryan.

Goobta shirku ka dhacayo Hondsdraf 2b 7777 LZ Hardenberg.

Taariikhda Shirku Dhacayo 28th Nov-2014.

Wixii faahfaahin dheeriya kala xidhiidh Tell:- 0031685180745