Ramadan Kariim 



 

      

Ogaysiis: Ka Soo Qaybgalka Sanadguurada 4aad ee Ururka SEDYO MN.

MN(CN) Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada DDSI ee ku dhaqan north-America gaar ahaan state Minnesota in ay ka soo qaybgalaan xaflada sanad guuradii 4 ee (SEDYO) sanadguuradaas oo kadhici doonta hoolka shirarka ee safari hole.

Andreasku waa 3010 south 4th avenue Minneapolis Minnesota 55408 Saacadu waa 5:00pm to 12:pm Kasoo qaybgal wacan marwooyin iyo mudanayaal. mahadsanid