CIID MUBAARAK



 

      

Ogeysiis Dhamaan Qurbajoogta Birmingham kasoo Qeybgalka Kulan Maamul Cusb iyo Gudi Cusub loogu Dhisayo Dibuhabaynta Hogaaminta Jaaliyada DDSI ee Birmingham UK.

Birmingham (CN) 24/02/2015 Dhamaan Jaaliyadda DDSi Ee Ku Dhaqan Magaalada Birmingham iyo Nawaaxigeeda Waxaa Laga Codsanayaa In ay Ka Soo Qeybgalaan kulan Kagu Dardar Galinayo sidii Jaaliyadda DDSi Ee Magaalada Birmingham Dib u Habeyn loogu Sameyn Lahaa laguna Dhisi Lahaa Maamul Cusub Iyo Gudi Cusub Taasoo Gudigii Hore uu Waqtigooda Dhamaaday In ay Kasoo Qeybgalaan Dhamaan Sagaalka Gobol Ee DDSi Xubnaha u Matalaya Gudiga Jaaliyadda DDSi Ee Magaalada Birmigham Waxaana Ka soo Qeybgalaya Warbaahinta DDSi Taariikhda Waa 07/03/2015 Goobta Waa 2A Heather Road Birmingham, West Midlands B10 9TE.

Waxaad kala Xidhiidhi Kartaan Waxii Fahfaahin Ah Gudiga Qaban Qaabada Kulanka Telkooda (1) Bashiir Deegaan Telka 07480977866 (2) Farxiyo Cabdiqadir 07557194723 (3) maxamed askari 07448385180