Ramadan Kariim 



 

      

Daawo Mudane C/laahi Yuusuf Weerar Oo Kabaha Ladul Maray SSI Kana Warbixiyay Bilowgii Iyo Dhamaadkii SSI.

Jigjiga(CN) Arbaco.Mar.11.2015, maareeyaha kuliyada tababarada macalimiinta ee Dr. Cabdimajiid mudane C/laahi Yusuf Weerar oo dhawaan ka qayb galay shir ay kasoo qayb galeen madaxda sare iyo shaqaalaha dawlada oo lagaga hadlayay qorshayaasha xukuumada ayaa wuxuu halkaasi kasoo jeediyay hadal dheer oo uu kaga hadlayay bilowgii iyo dhamaadkii kooxdii SSI.

Mudane Cabdullaahi  ayaa sheegay in gabi ahaanba nidaamkii SSI uu ahaa dib u socod isagoo cadeeyay in waliba wakhtigii uu kujiray SSI ay fikir ahaan cid kale kasoo jeeday oo ah cadawga DDSI.
Sida aad ka daawan doontaa Fidyowga hoos ka muuqda ayaa sheegaya sida ay SSI gacmo kale iyo wajiyo aan lagaranaynin u dhex boodayeen kuwaas oo horumarka DDSI ka xun sida nabadiidka, horumar diidka, xag-jirka,  iyo fikirada cidhiidhyoon ee samaha kaxun oo dhan.

Halkan ka daawo mudane C/laahi Yuusuf iyo siduu kabaha ula dulmaray  Click Here