Dhamaan SEDYO Finland Ogaysiinaysa Bulshada DDSI ee Kudhaqan Wadanka Finland Kasoo Qaybgalka Shir Muhiim ah Oo Lagu Taageerayo Shirkii Caano Kadhan iyo Mashaariicaha Waawayn Ee Laga Hirgalinayo DDSI.

Helsink(CO) Isniin.April.13.2015, dhamaan SEDYO Finland ayaa ogaysiinaysa bulshada DDSI ee wadanka Finlanda gaar ahaan caasimada Helsink kasoo qayb galka shir muhiim ah oo lagu taageerayo shirkii Caano kadhan ee Waqooyi Ameerika sidoo kalena lagusoo dhawaynayo mashaariicaha horumarineed ee DDSI laga hirgalinayo sida Jaamacada Qabridahar iyo mashaariicda kale.

Goota shirka: Myllypuran nourison talo Helsink.
Wakhtiga: Sabti.April.18.2015 saacada 4:00 PM -7:00 fiidnimo.
Kala xidhiidh Faah faahinta gudiga qaban qaabada shirka: 1-Yusuf Axmed-tel +358452300809. 2-Zakariye Maxamed-tel +358400382195 iyo 3-Cabdi Maxamed-tel +358466147143.