CIID MUBAARAK



 

      

Ogaysiis: Qurbajoogta DDSI ee Netherlands

Hol(CN) Khamiis April-16.2015.Jaaliyada DDSI ee dalka netherland ayaa dhamaanba qurbajoogta ka soo jeeda deegaanka soomaalida itoobiya ee ku baahsan Holland iyo nawaaxigeeda ogaysiinaysa ka soo qaybgalka shir balaadhan oo lagu taageerayo Shirwaynihii caano ka dhan ee ka dhacay MN iyo dhagaxdhigii jaamacada 2aad ee deegaanku yeesho oo laga dhisi doono magaalada Q/dahar ee xarunta Gobolka Qoraxay.

Wixii faahfaahin ah ka akhriso Sawirka.