CIID MUBAARAK



 

      

Ogaysiis: Kasoo Qayb Galka Hobolada Liyuu Band Iyo Habeenka Hangaraac Ee Goteborg.

 

Goteborg(CO) waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Soomaalida DDSI iyo Taageerayaashooda wadamada Scandinavian ka iyo qaarada Yurub kasoo qayb galka habeenka Hangaraac ama Caano Kadhan oo ay kuugu heelan yihiin xidigaha Liyuu Band, Abwaanka wayn ee Axmed Budul, iyo xidigaha Hobolada iyo Fanaaniinta Maxamed Saleebaan, Nimco Dareen, Kafeeya Sarhaye iyo Xiis Cabdi oo kadhacaysa magaalada Goteborg ee wadanka Sweden.