CIID MUBAARAK



 

      

Raysal Wasaare HaileMariam Desalegn Ayaa Barito Faah Faahin Kajeedin Doona Golaha Wakiilada Shacabka.

Addis Ababa(CN) Arbaco.May.20.2015, raysal wasaaraha DFI mudane Hailemariam Desalegn ayaa maalinta bari ah faah faahin kasoo jeedin doona kulanka golaha wakiilada shacabka Itoobiya.

Raysal wasaaraha ayaa ka jawaab bixin doona su'aalaha ay soo jeedin doonaan xubnaha baaramanka ee golaha wakiilada shacabka.

Waxaana barito si toos ah ay warbaahinta kala duwani u tabin doontaa kulankaas uu raysal wasaaruhu faah faahinta ka bixin doono arimaha markaasi ay xubnaha baarlamanku wax kawaydiiyaan xukuumada.