Ramadan Kariim 



 

      

Ogaysiis: Dhamaan Qurbajoogta Itoobiya Ee Cariga Maraykanka Kasoo Qaybgalka Shirka Guusha Isbadalkii Ginbood iyo Horumarka Dalka Oo Kadhacaya Minneapolis.

Minneapolis(CO) Sabti.June.13.2015 waxaa dahamaan qurbajoogta la ogaysiinayaa kasoo qaybgalka shirka guusha Ginbood iyo horumarka dalka oo kadhacaya magaalada Minneapolis ee cariga Maraykanka.

Wuxuuna shirkaasi dhacayaa taariikhdu markay tahay June 14 2015, saacaduna tahay 4: 00 PM. Kala xidhiidh goobta shirka sida sawirka ogaysiiska kamuuqata. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galaya safiirka dalka Itoobiya u jooga wadankaasi Maraykanka.