CIID MUBAARAK



 

      

Innaalilaahi Wa innaa Ilayhi Raaji Cuun Marxuun Xaaji Cabdi Maxamuud Ismaaciil (obolas) oo Xalay Kugeeriyooday Caasimada Degaanka Ee Jijiga.

Jigjiga(CN) Jimce.June.2015, masuuliyiinta xukuumada DDSI waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday marxuum Xaaji Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Obolas) oo habeen kii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Jigjiga. Waxayna leeyihiin marxuunka Eebbe naxariistii jano fardowso ha ka waraabiyo.

Sidoo kale masuuliyiinta iyo shaqaalaha shabakada wararka cakaaranews ayaa waxay tacsi taasi la mid ah u dirayaan  qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuunka Xaaji Cabdi Maxamuud Ismaacil (Obolas). Waxayna Lee yihiin marxuun ilahay janadi fardawsa ha ka waraabiyo, samir iyo iimaana Alle ha inaga siiyo. Aamiin...Aamiin. .. Aamiin.