CIID MUBAARAK



 

      

Ogaysiis: Xafiiska Baarlamanka Deegaanka Waxaa uu Ogaysiinayaa In Dhamaan Xildhibaanada Cusub Ee Deegaanka Ay Barito Xafiiska Iska Soo Diwaan Galiyaan.

Jigjiga(CO) Isniin.July.13.2015, xafiiska baarlamanka DDSI waxaa uu ogaysiinayaa in dhamaan xildhibaanadii cusbaa ay iskasoo duwaan galiyaan xafiiska baarlamanka DDSI.

Waxaa xildhibaanada la ogaysiinayaa in ay xafiiska yimaadaan iskana diwaan galiyaan barito subaxnimo saacadu markay tahay 9:00 AM, si loo ogaado tirada joogta hada ee kusugan Jigjiga.