Ramadan Kariim 



 

      

OGAYSIIS; NIMCO WADANI(dareen) IYO FANAANIINTA UGU CAANSAN DEEGAANKA OO HABEENKA IIDA KUUGU TALOGALAY MASRAX FANEED ISUGU JIRA RIWAAYAD,HEESO IYO DHAANTOOYIN.

Jigjiga(CN) Bishaaro Bishaaro dadwaynoow waxaa laguugu gacan haadinayaa habeenka ciida in ay fanaanada caanka ah ee sanadihii ugu danbeeyay aadka looga dabadhacay dal iyo dibadba waa Nimco cabdi Wadani(Dareen) Boqorka dhaantada iyo luuqda loo bogay Abwaan Axmed Budul,fanaanka codka bilicsan al-fanaan Maxamed saleebaan, ha ka reebin fanaanka sanadkan looga hadhay luuqda waa Cabdisho iyo fanaanada codka halaasiga macaan ee kafeeya oo Kuu balanqaadaya in aad habeenka Ciida ay kaa haqabtiri doonaan Masrax faneed aad kuu xiisagaliya oo xusuus madadaalo kugu reebi doona.

Showga Ciida ayaa lagu qaban doonaa hoolka Sayid maxamed Cabdule Xasan ee hore u gaadh yuunan kaa dhamaanin Tikitkuye adigoo ku daawan doona qiimo aad kuu raaligaliya