Ramadan Kariim 



 

      

Seylici oo laga Masaafuriyay Maanta Jigjiga.

Seylici oo laga Masaafuriyay Maanta Jigjiga.

Jigjiga(CN) Khamiis August-6-2015.Waxaynu wada ognahay in wadamada aynudariskanahay ee kinya iyo soomaliya ay kajiraan xasilooni la aan iyo nabadgalyo daro aad ubadan islamarkaana aysan jirin xaalad dagan oo ay iskuhalayn karaan dadka muwaadiniinta ah ee dagan dalalkaasi waxaana uhorseeday dhamaan dhibaatoyinkan aynu korkusoosheegnay ururada argagisada iyo xubno  ganacsato ah oo aaminsan aragtida argagaxisada iyo awooda lacagta ay haystaan  hadba ku amar kutaagleeya lacag(Money Is aPower) kuna jiheeyaan hadba waxa ay rabaan.

Hadaba ganacsatada Kenya iyo soomaaliya ee aanu kor ku sheegnay ayaa caan ku ah kha;lkhalinta nabadgelyada iyo xasiloonida hadba meelaha uu ganacsigoodu ka jiro aaminsana inay ku najixi karaan kaliya mabaadiida Argagaxisad iyo abuurida xasilooni laaanta maadaama uu raasimaalkoodu ka bilaabmo hantida ay leeyihiin ururada argagaxisadu sida alqushaash,ISIS iyo daacish.

Sirdoonka Dalka itoobiya ayaa aad uga feejigan falalka argagaxisada iyo ganacsatada asalkoodu yahay mabaadiida iyo ku fulinta lacagaha ay haystaan falalka argagaxisanimo.hadaba waxaa Deegaanka soomaalida laga masaafuriyay maanta mid ka mida ganacsatada Kenya oo lagu magacaabo SEYLICI SHEEKH MUXUMED oo isagoon laga warqabin damcay in uu maanta caasimada DDSI ee Jigjiga soo galo dano aan la garanayn ka fushado isagoonan ku soo wargalin wakaalada Qurbajoogta Deegaanka iyo laamaha kale ee ay khusaysaba.

 

Isku soo wada duuboo waxaa dib loo masaafuriyay Seylici Sheekh Muxumed oo aan hore wax war ah soo galitaankiisa looga warqabin walow uu nidaamka dal kugalka iyo shuruucda socdaalada caalamiga ahi tilmaamayaan buuxinta ka warqabka socdaalka iyo sharciga,