Ramadan Kariim 



 

      

wasiir Kuxigeenka Xidhiidhka Arimaha Dawlada,Dhaqanka iyo Dalxiiska DDSI oo garoonka Wiilwaal Ku soo Dhaweeyay Maareeyaha hay'ada Dalxiiska DFI.

Jigjiga(CN) Khamiis August-6-2015.wasiir kuxigeenka xafiiska Xidhiidhka Dawlada,Dhaqanka iyo dalxiiska DDSI mudane Baashe cabdi ayaa maanta ku soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee garaad wiilwaal international airport Wafti uu hogaaminayay Mareeyaha guud ee ururka horumarinta dalxiiska itoobiya mudane Solomon Tadese oo hawlo shaqo oo la xidhiidha kobcinta ilaha dakhliga DDSI u Yimid.

Ato solomon ayaa ka qaybgali doona shir lagaga wada hadli doono Kobcinta daklxiiska DDSI oo ay ka soo qaybgali doonaan Kililada Hererida iyo ismaamulka Diredawa.