Tartanka Cayaarta Kubada Cagta Ee Deegaanada iyo Ismaamulada Dalka Oo kafurmay Caasimada DDSI-jgjiga

 

Jigjiga(CN)-Axad, August9. Waxaa si rasmi ah uga bilaabmay garoonka cayaaraha ee caasimada DDSI-jigjiga tartanka koobka kubada cagta ee deegaanada iyo maamulada dalka itoobiya. Wararkaas oo faah-faahsana dib ayaan idin kala socodsiinaynaa.