Ramadan Kariim 



 

      

Madaxwayne CMC Oo Lagu Martiqaaday Maqale

Jigjiga(CN) khamiis, 20ka August, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo oo lagu martiqaaday shirwaynaha xisbiga Yehadhig ayaa maanta u ambabaxay caasimada Dawlada Deegaanka Tigray ee Maqale.

Shirwaynahan oo socon doona mudo dhawr maalmood ah ayuu xisbigu kusoo bandhigi doonaa waxqabadkiisii. Waxaa kale oo lagaga wada hadli doona hirgalinta qorshaha isbadalka iyo koboca dhaqaalaha ee wajiga 2,aad.