Ramadan Kariim 



 

      

Madaxwaynaha DDSI Oo Maanta Maqale Kadagay

Maqale(CN) Jamce, 21ka August, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxaa saaka gagida diyaaradaha ee xarunta deegaanka Tigray ee magaalada Maqale si wayn ugu soo dhaweeyay mas'uuliyiinta ugu saraysa xukuumada deegaankaas iyo qaar kamid ah saraakiisha qaranka. Soo dhawayn kadibna waxaa masuuliyiinta loo sii qaaday guryaha khaaska ah ee martida

faah-faahinta warkaasna wariyahanaga cakaara ayaa dib inagala soo socodsiin doona.