Ramadan Kariim 



 

      

MW CMC Oo Kusugan Sheraton Hotel

Addis Ababa(CN) Sabti 29kii August 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo oo hada kusugan Hotelka Sheraton Ee Addis Ababa ayaa saaka kasoo baxay magaalada Maqale ee caasimada DDTigray kadib markuu khudbad aan inaba caadi ahayn oo si wayn usoo jiidatay dhagaha shirwaynahaas uu kusoo bandhigay fagaaraha shirwaynihii 10,aad ee EPRDF ku casuuntay. Madaxwaynaha iyo waftiga ayaana hada kusuga

NB-Waxaadna khudbadan oo daawasho ah kala socon kartaa qaybta Videoga ee webka Cakaara.