Ramadan Kariim 



 

      

Hambalyo....Hambalyo.....Hambalyo Ciida Carafo

Jigjiga(CN) Arbaco, 23ka September 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ugu hambalyaynaya guud ahaan muslimiinta caalamka meel kasta oo ay joogaan iyo gaar ahaan muslimiinta dalkeena itoobiya iyo kuwa deegaankaba farxada ciida Carafa. Wuxuuna madaxwaynuhu idin leeyahay ,'' Bagaad Nabad Ugu Gaadheen, anana nabad ugu gaadhnay Farxada ciida carafa ee farxad kuciida dhamaantiin meel kastood dunida daafaheeda kajoogtaan.''

Waxaa kale oo uu madaxwaynuhu ilaahay inooga rajaynayaa in uu sanadkan sanadkiisa caafimaad qab inagu wada gaadhsiiyo iyo in ilaahay sanadkan inooga dhigo sanad barwaaqo.