Ramadan Kariim 



 

      

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Jigjiga(CN) Talaado, 17ka Nov. 2015, Xukuumada DDSI oo ugu horeeyo madaxweynaha mudane Cabdi Maxamuud Cumer, XDSHSI, Golaha Kabinega, maamulada gobolada, maamul magaalooyinka, degmooyinka iyo dhamaan Shacabka Deegaankuba waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Allaha ha u naxariistee dhamaan shacabwaynaha soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu kageeriyooday marxuum Wariye Axmed Xasan Cowke.

Allah ha u naxariistee marxuumka ayaa xalay niskii danbe kugeeriyooday xarunta DDSI ee jigjiga.