Ramadan Kariim 



 

      

MW cmc oo ku soo laabtay xarunta

Jigjiga (CN) isniin, November, 23,  2015, Ka dib socdaalkii ay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay kaga qayb-galeen munaasabadii xuska sanad guurada 35,aad ee xisbiga dhaqdhaqaaqa dimoqraadiyada qaranka amhara(ANDMO) oo ka dhacday caasimada deegaanka amhara ee Bahardar ayaa  Madaxwaynaha DDSI iyo waftiga uu hogaaminayay oo ku soo hakaday  caasimada dalka ee Addisababa  ayaa maanta dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka ee jigjiga.