CIID MUBAARAK



 

      

MW CMC Oo Kusoo Laabtay Xarunta

jigjiga(CN) khamiis, 10kii December 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  oo kaqaybgalay xuskii 10,aad ee 29ka hidhaar ee kadhacay Gambella oo shalay diyaarad khaas ah kuyimid xarunta dalka ee Addisababa kadib maanta kusoo laabtay xarunta deegaanka ee jigjiga.