MW CMC 0o u Anbabaxay Siti.

Shiniile (CN) Isniin, 14ka December,2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti  uu hogaaminayo  ayaa maanta  u anbabaxay gobolka siti, iyada oo ay madaxwayanaha iyo waftigani ujeedada socdaal koodu tahay u kuurgalida  xaalada abaaraha ee gobolka siti, qiimaynta gudiyada iyo wax ka qabadka abaaraha  iyo  heerarka kala duwan ee ay marayaan  mashaariicaha kala duwan ee ka  socday gobolka siti.

Haddaba Madaxwaynaah iyo waftigan ayaa gar-gaar  deeq iyo caawimo raashin iskugu jirta gaadh-siindoona dadka dan yarta ah ee ay abaaruhu saameeyeen.