CIID MUBAARAK



 

      

MW CMC Oo Ku Soo Noqday Xarunta.

Jijiga (CN), Sabti, 2 January, 2016,  Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud cumar ayaa dib ugu soo noqday xarunta deegaanka ee jigjiga, ka dib socdaal dheer oo ay waftigan iyo wafti masuulyiin heer fadaraal oo uu hogaaminayay wasiirka wasaarada arimaha faderaalka mudane Kase Tegle Burhan  ku soo mareen gobolka siti islamarkaana kulamo qiimayn ah oo dhinaca xaaladaha abaaraha iyo mashaariicaha  horumarineed ku qabteen  magaalada Diri-dhawa.