Ramadan Kariim 



 

      

Jawaabihii Su’aalihii ISKUDAY Qaybtii 2aad

Jigjiga ( Cakaaranews ) Axad 21 Feb 2016 Waxaan akhristayaasha sharaftaleh wargalinaynaa in ay akhristaan jawaabaha su’aalihii  kabaxay barnaamijka ISKUDAY Qaybta 2aad ee shabakada cakaaranews habeenkii Arbacada ahayd ee 17kii Bishan February 2016.

F.G waxaan u mahadcelinaynaa dhaman akhristayashii iskudayay islamarkaana kajawaabay su’aalaha qaarkood, maadaama shuruudaha shilimaadku ahaa in laga wada jawaabo dhamaan su;aalaha, iyo qofka uga hor jawaaba, waxaan u rajaynaynaa inay kajawaabi doonaan su aalaha barnaamijyada danbe.

Hadaba yaa ku Guulaysatay Shilimaadkii ISKUDAY Qaybteedii 2aad, Talaw yuu noqon Doonaa ?

A) Waxaa ku guulaystay shilimaadka 2da muwaadin ee magacyadoodu yihiin sidan:-

1 .Mahamed Ahmed Muhumed faceboog ku so jawaabay 10:OO PM habeenkii arbacada ah Feb 17 2016

1 .Koowsaar Axmed Cabeeye face book ku so jawaabay 11:15 PM habeenkii arbacada ahaa Feb 17 2016

F.G Hadaba waxaan wargalinaynaa in 2 badan muwaadin ee ku guulaystay in ay telefon Numberkadooda noo soo diraan iyagoo noogusoodiray ciwaanada hoose oo ah kuwii ayjawaabaha kusoodireen.

B) Waxaa sidookale mahad celin u soo jeedinaynaa muwaadimiinta kala ah:-

2.Ahmed siyaad This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. wuu dhamaystiray lkn wakhtiga ayaa laga horeeyay

2. Abshir ahmed mahamed This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. hal su aala ayuu badh khalday komishinka poliska

2.Said cqaadir gamaadiid  jwbta nagu siiyay face book, abdisalaan Hassan abdulahi jwbta nagu siiyay face book

 ina aabaw ina jaamac haaji facebooga kujaw,iyo waliba cabdi maxamuud axmed  facebuuga kujawaabay

F.G:Kooxdan (B) iyana su aalihii 95% way  ka jawaabeen  lkn maadaama oo ay shuruuduhu ahaayeen qofkii ugu horeeya islamarkaana 100% kajawaabaa aad ayaad umahadsantihiin

Waana Sidan Jawaabuhu:-

1.Goobii deegaanku uu kaga mid noqday Dalkeena Itoobiya waa Goobta lagu magacaabo Kali oo ka tirsan Degmada Dhanaan

2. Deegaanka 4aad ee ugu tirade badan dalkeena waa Deegaanka soomalida qoomiyada sadexaad ee ugu tirade badana waa isla Deegaanka Soomalida Itoobiya

3. socdaaladi madaxwaynuhu waxay kala ahaayeen sidan:- UBBO Quusis, Samawade, Iftiin iyo Ilays Rajo Rumays, Biyo Nolol, Haraad reeb, Gaajo quusis, iyo socdaalkii Cagaaraa iyo waliba socdaale kale oo aan ma

4.labada kooxood ee liiga qarankuna waa kooxda Kali iyo kooxda Komishinka Poliska DDSI

5. Afarta nabi ee is dhashayna waa Nabi Ibraahim Nabi Isxaaq Nabi yacquub iyo nabi yuusuf / Yuusuf ibnu yacquub ibnu isaaq ibnu ibraahim

Hadaba waxaan macaamiisha  sharaftaleh ee akhrista Shabakada Cakaaranews inay barnaamijkan ISKUDAY kalasocdaan habeenkasta oo arbaco ah islamarkaana ay jawaabahooda iyo talobixinadooda noogu soodirikaraan ciwaanadan:-- www.facebook.com/cakaaranewsface ama E-mailkan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. .