Caraabihii Galabta Ee Godey Gacalo

Godey (Cakaaranews) arbaco, 7da September 2016.  Madaxwayne CMC oo hogaaminaya waftigii balaadhnaa ayaa casar gaabadkii galabta kacaraabay magaalada qabridahar ee xarunta gobolka qoraxey iyagoo abaarihii cawayskii caawa galay xarunta gobolka shabeele ee maagaalada godey gacalo.

Waftigan balaadhan ee uu hogaaminayo madaxwaynuhu ayaana caawa uhoyanaya magaalada godey.

Joogitaanka socdaalkan madaxwaynaha ee magaalada godey Kuxidhnaw www.cakaaranews.com