CIID MUBAARAK



 

      

Tababar U Furmay Hogaaminta Jaamacada jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews), isniin. 19ka September, 2016. Waxaa ka furmay magaalada jigjiga gaaar ahaan madasha shirarka ee kaali tababar loo qabtay masuuliyiinta, macalimiinta iyo shaqaalaha jaamacada jigjiga.

Tababarkan ayaa waxay ujeedadiisu tahay sidii loo gorfayn  lahaa islamarkaana hogaaminta jaamacada jigjiga  fahan buuxa looga siin lahaa  sooyaalkii taariikheed ee dalka gaar ahaan deegaanka iyo isbadaladii uu soo maray dalku 25kii sano ee udanbaysay, itoobiyadii shalay iyo itoobiyada cusub ee maanta iyo waliba ujeedooyinka, caqiidooyinka ay wadaagaan qoomiyadaha iyo shucuubta dalkeena itoobiya.

warkan  oo faah-faahsan kala socda wararka soo socda ee shabakada www.cakaaranews.com